LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

BEAUTY OF WOMEN

 ARTICAL/QORMO 
Waxay ku saabsantahy waa maxay qurux dumar?

Inteena badani quruxda waxaan u naqaan qurxda wajiga anagoo adeegsanynaa waxayaaba la isku caadeeyo .Hadaba taasi qofka ka  ma dhigi karto qof qurxoon ama quruxsan .Hase ahaatee anagoo taa ka duulayna waxan rabaa inaan idin sharaxo waxa rasmiga ee aan samayn karno sidad u noqonlahay dad u diyaarsan jir ahaan iyo maskax ahaan

WHAT IS THE MOST IMPORTANT THING WE NEED

  • Kuxirnaasha  ha allah    waxay kaa saacidaysa inaad noqoto qof firfircoon  oo alle nuuriyey 
  • Waxkasta oo aad isticmalaysid  waa inaad ka taxadartaa oo ogaata faa'iido inuu kuu leeyahay
  • Nafaqaynta jirka  ahaaneed hadii uu jirkaagugu yahay jir nafaqaysan hubaal waad dhalaleysa
  • Nadaafada jirka  nadaafadu waxay door muhiima ka qaadataa quruxda jirka 
  • Caafimaadka cuntada  cunda cuntada fiicanay waxay ka qayb qaadataa in jirkaagu noqdo mid caafimaad qaba 
  • Buuq la'aanta  waxay ka qayb qaadata in qof yeesho jir caafimaad qaba 
Quruxda qofka waa mid ka timaada  aragtida gore iyo mida hoosaba inaad daryeesha jirkaaguna waxay keenta ama dhalisaa inaad yeelato jie caafimaad qaba .
Daryeelka jirakaa ,caafimaadak  iyo buuqla aanta jirkuba waa kuwo doorwayn ka qaata quruxda jirka 
  1.   YEELO JIR CAAFIMAAD QABA
  2.  YEELO NIYAD CAAFIMAAD QABTA 

Post a Comment

0 Comments